Samuu'eel Kowaad 17:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intuu walaalihiis la hadlayay, bal eeg, waxaa soo baxay tiirrigii reer Falastiin ee Gad ka yimid, ee magiciisa Goli'ad la odhan jiray, isagoo ka soo dhex baxay safafkii reer Falastiin, oo wuxuu ku hadlay erayadiisii hore oo kale; Daa'uudna taas wuu maqlay.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:18-32