Samuu'eel Kowaad 17:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uud wuxuu alaabtiisii kaga tegey kii alaabta dhawrayay gacantiisii, wuuna ku orday ciidankii, oo intuu walaalihiis u tegey ayuu salaamay.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:13-32