Samuu'eel Kowaad 16:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu ruuxii sharka lahaa ee xagga Ilaah ka yimid Saa'uul ku soo degay ayaa Daa'uud qaatay kataaraddiisii, oo garaacay, dabadeedna Saa'uul wuu qaboobay, wuuna bogsaday, oo ruuxii sharka lahaana waa ka tegey.

Samuu'eel Kowaad 16

Samuu'eel Kowaad 16:13-23