Samuu'eel Kowaad 16:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Saa'uul farriin u diray Yesay oo ku yidhi, Waan ku baryayaaye, ii daa Daa'uud, hortayda ha joogee, waayo, isagu aad buu iiga farxiyey.

Samuu'eel Kowaad 16

Samuu'eel Kowaad 16:19-23