Samuu'eel Kowaad 16:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Saa'uul wargeeyayaal buu u diray Yesay oo ku yidhi, Wiilkaaga Daa'uud oo idaha ilaalinaya ii soo dir.

Samuu'eel Kowaad 16

Samuu'eel Kowaad 16:10-21