Samuu'eel Kowaad 16:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna raggii dhallinyarada ahaa midkood ayaa ku jawaabay oo yidhi, Waxaan arkay Yesayga reer Beytlaxam wiil uu dhalay oo aad u yaqaan sida kataaradda lagu dhufto oo ah nin xoog leh oo dagaalyahan ah, codkarna ah, oo suurad qurxoon, oo weliba Rabbiguna wuu la jiraa.

Samuu'eel Kowaad 16

Samuu'eel Kowaad 16:16-23