Samuu'eel Kowaad 15:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Samuu'eelna wuxuu ku yidhi, Sida seeftaadu dumarka u ilmo tirtay, saasoo kalay hooyadaana dumarka dhexdiisa ugu ilmola'aan doontaa. Oo Samuu'eelna Agag ayuu cad cad ugu jarjaray Gilgaal dhexdeeda Rabbiga hortiisa.

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:24-35