Samuu'eel Kowaad 15:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel wuxuu yidhi, Halkan iigu keena boqorka reer Camaaleq ee Agag ah. Kolkaasaa Agag u yimid isagoo qalbi san. Oo wuxuu yidhi, Hubaal geerida qadhaadhkeedii waa i dhaafay.

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:30-35