Samuu'eel Kowaad 15:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel aroor hore kacay, oo wuxuu damcay inuu Saa'uul ka hor tago; oo waxaa Samuu'eel loo sheegay oo lagu yidhi, Saa'uul baa yimid Karmel, oo bal eeg, halkaas tiir xusuus ah ayuu ka taagtay, oo intuu wareegay ayuu gudbay, oo Gilgaal ku dhaadhacay.

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:7-16