Samuu'eel Kowaad 15:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan ka qoomamoonayaa inaan Saa'uul boqor ka dhigay; waayo, lasocodkaygii dib buu uga noqday, oo mana uu oofin amarradaydii. Oo Samuu'eelna wuu cadhooday oo habeenkii oo dhan Rabbiguu u qaylinayay.

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:8-12