Samuu'eel Kowaad 14:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu reer binu Israa'iil oo dhan ku yidhi, Idinku dhan joogsada, aniga iyo wiilkayga Yoonaataanna dhanka kale ayaannu joogsanaynaa. Dadkiina waxay Saa'uul ku yidhaahdeen, Wixii kula wanaagsan samee.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:35-47