Samuu'eel Kowaad 14:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga reer binu Israa'iil badbaadiya noloshiisaan ku dhaartaye, xataa hadduu ku jiray wiilkayga Yoonaataan, hubaal kaasu wuu dhiman doonaa. Laakiinse dadkii oo dhan laguma arag nin u jawaabay.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:37-46