Samuu'eel Kowaad 14:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii dadkii soo galay duurkii ayaa malabkii soo dareeray, laakiinse ninna gacanta afka ma saarin, waayo, dadku waxay ka cabsadeen dhaartii.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:22-30