Samuu'eel Kowaad 12:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel wuxuu dadkii ku yidhi, Muuse iyo Haaruun waxaa doortay Rabbiga, oo isagaa awowayaashiin ka soo saaray dalkii Masar.

Samuu'eel Kowaad 12

Samuu'eel Kowaad 12:1-7