Samuu'eel Kowaad 12:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu isna wuxuu ku yidhi iyaga, Maanta Rabbigaa idinku marag ah, iyo kan uu subkaday, inaydnaan waxba gacantayda ku helin. Oo iyana waxay yidhaahdeen, Haah, isagu waa ka marag.

Samuu'eel Kowaad 12

Samuu'eel Kowaad 12:1-12