Samuu'eel Kowaad 11:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Naaxaash oo ahaa reer Cammoon wuxuu iyagii ku yidhi, Sabab keliya ayaan axdi idinkula samaysanayaa, taasuna waa anigoo isha midigta idinka wada bixiya si aan u ceebeeyo reer binu Israa'iil oo dhan.

Samuu'eel Kowaad 11

Samuu'eel Kowaad 11:1-5