Samuu'eel Kowaad 11:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa soo kacay Naaxaash oo ahaa reer Cammoon, oo wuxuu soo ag degay Yaabeesh Gilecaad. Oo dadkii Yaabeesh oo dhammu waxay Naaxaash ku yidhaahdeen, Axdi nala dhigo oo annana waannu kuu adeegaynaa.

Samuu'eel Kowaad 11

Samuu'eel Kowaad 11:1-3