Samuu'eel Kowaad 10:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse idinku maanta waad diiddeen Ilaahiinnii idinka badbaadshay belaayooyinkiinnii iyo dhibaatooyinkiinnii oo dhan, oo waxaad isagii ku tidhaahdeen, Maya, laakiinse boqor noo yeel. Haddaba Rabbiga hortiisa ku soo ururiya qabiilooyinkiinna, iyo kumanyaalkiinna.

Samuu'eel Kowaad 10

Samuu'eel Kowaad 10:14-24