Samuu'eel Kowaad 10:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu reer binu Israa'iil ku yidhi, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil sidaasuu leeyahay, Reer binu Israa'iilow, anaa Masar idinka soo bixiyey oo anaa idinka soo samatabbixiyey gacantii Masriyiinta, iyo kulli boqortooyooyinkii idin dulmay gacantoodii oo dhan.

Samuu'eel Kowaad 10

Samuu'eel Kowaad 10:9-19