Sabuurradii 131:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hubaal naftaydii waan dejiyey, oo waan xasilliyey, Sida ilmo naas laga gudhiyey oo hooyadiis la jooga, Naftaydu waxay iigu jirtaa sida ilmo naas laga gudhiyey.

Sabuurradii 131

Sabuurradii 131:1-3