Sabuurradii 131:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, qalbigaygu kor isuma qaado, indhahayguna ma kibirsana, Oo anna iskuma dhex tuuro axwaal waaweyn, Ama waxyaalihii igu yaab badan.

Sabuurradii 131

Sabuurradii 131:1-3