Nexemyaah 9:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo carruurtoodiina waxaad u badisay sida xiddigaha samada oo kale, oo iyagii waxaad keentay dalkii aad awowayaashood ku tidhi, Iyagu waa inay galaan si ay u hantiyaan.

Nexemyaah 9

Nexemyaah 9:22-24