Nexemyaah 9:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaad iyaga siisay oo saami ugu qaybisay boqortooyooyin iyo dadyow kale, oo sidaasay u hantiyeen dalkii Siixon oo ahaa boqorkii Xeshboon, iyo dalkii Coog oo ahaa boqorkii Baashaan.

Nexemyaah 9

Nexemyaah 9:16-31