Nexemyaah 8:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa sharcigii ku qornaa oo ay ka dhex heleen in Rabbigu Muuse ku amray in reer binu Israa'iil ay waabab ku hoydaan inta lagu jiro iidda bisha toddobaad,

Nexemyaah 8

Nexemyaah 8:11-18