Nexemyaah 8:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo madaxdii qabiilooyinka dadka oo dhan, iyo wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi ayaa maalintii labaad karraanigii Cesraa ugu soo wada urureen inay erayada sharciga aad u dhegaystaan.

Nexemyaah 8

Nexemyaah 8:7-18