Nexemyaah 7:71 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo madaxdii qabiilooyinka qaarkood ayaa khasnaddii shuqulka geliyey labaatan kun oo dirham oo dahab ah, iyo laba kun iyo laba boqol oo mina oo lacag ah.

Nexemyaah 7

Nexemyaah 7:67-72