Nexemyaah 7:70 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo madaxdii qabiilooyinka qaarkood ayaa shuqulkii wax u bixiyey. Taliyuhu wuxuu khasnadda siiyey kun dirham oo dahab ah, iyo konton maddiibadood, iyo shan boqol iyo soddon khamiis oo ah dhar wadaadood.

Nexemyaah 7

Nexemyaah 7:62-72