35. reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,
36. reer Yerixoona saddex boqol iyo shan iyo afartan,
37. reer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo kow iyo labaatan,
38. reer Senaacaahna saddex kun iyo sagaal boqol iyo soddon.
39. Oo wadaaddadiina waxay ahaayeen reer Yedacyaah oo ahaa reer Yeeshuuca oo ahaa sagaal boqol iyo saddex iyo toddobaatan,
40. reer Immeerna kun iyo laba iyo konton,
41. reer Fashxuurna kun iyo laba boqol iyo toddoba iyo afartan,
42. reer Haarimna kun iyo toddoba iyo toban.
43. Kuwii reer Laawina waxay ahaayeen reer Yeeshuuca kii reer Qadmii'eel oo ahaa reer Xoodawyaah afar iyo toddobaatan.