Nexemyaah 6:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, dalka Yahuudah waxaa joogay kuwo badan oo isaga u dhaartay, maxaa yeelay, isaga waxaa soddog u ahaa Shekaanyaah ina Aarax; oo wiilkiisii Yehooxaanaanna wuxuu guursaday Meshullaam ina Berekyaah gabadhiisii.

Nexemyaah 6

Nexemyaah 6:11-18