Nexemyaah 7:14-29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

14. reer Sakayna toddoba boqol iyo lixdan,

15. reer Binnuwiina lix boqol iyo siddeed iyo afartan,

16. reer Beebayna lix boqol iyo siddeed iyo labaatan,

17. reer Casgaadna laba kun iyo saddex boqol iyo laba iyo labaatan,

18. reer Adoniiqaamna lix boqol iyo toddoba iyo lixdan,

19. reer Bigwayna laba kun iyo toddoba iyo lixdan,

20. reer Caadiinna lix boqol iyo shan iyo konton,

21. reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,

22. reer Xaashumna saddex boqol iyo siddeed iyo labaatan,

23. reer Beesayna saddex boqol iyo afar iyo labaatan,

24. reer Xaariifna boqol iyo laba iyo toban,

25. reer Gibecoonna shan iyo sagaashan,

26. raggii reer Beytlaxam iyo reer Netofaahna boqol iyo siddeed iyo siddeetan,

27. raggii reer Canaatoodna boqol iyo siddeed iyo labaatan,

28. raggii reer Beytasmaawedna laba iyo afartan,

29. raggii reer Qiryad Yecaariim, iyo reer Kefiiraah, iyo reer Bi'iroodna toddoba boqol iyo saddex iyo afartan,

Nexemyaah 7