Nexemyaah 6:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waagaas kuwii gobta ahaa oo dalka Yahuudah warqado badan bay u direen Toobiyaah, oo iyagana waxaa u yimid warqadihii Toobiyaah.

Nexemyaah 6

Nexemyaah 6:13-18