Nexemyaah 4:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed aniga iyo walaalahay, iyo midiidinnadaydii, iyo raggii waardiyaha ahaa oo i daba socday toona midkayana dharkiisii iskama furin, oo mid kastaaba isagoo hubkiisii u xidhan yahay ayaa biyaha xaggooda tegey.

Nexemyaah 4

Nexemyaah 4:21-23