Nexemyaah 4:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas oo kale isla markaas waxaan dadkii ku idhi, Mid kasta iyo midiidinkiisu ha ku soo hoydeen Yeruusaalem, si ay habeenkii waardiyayaal noogu noqdaan, maalintiina ay u hawshoodaan.

Nexemyaah 4

Nexemyaah 4:17-23