Nexemyaah 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaan boqorkii ku idhi, Boqorow, haddaad raalli ka tahay, ha lay siiyo warqado aan u geeyo taliyayaasha webiga ka shisheeya, si ay igu oggolaadaan inaan dhex maro dalkooda ilaa aan gaadho dalka Yahuudah;

Nexemyaah 2

Nexemyaah 2:1-10