Nexemyaah 2:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa boqorkii wuxuu igu yidhi, (iyadoo boqoraddiina agtiisa fadhido) Sodcaalkaagu tan iyo goormuu ahaanayaa? Goormaadse soo noqonaysaa? Markaasuu boqorku ku farxay inuu i diro; oo waxaan u qabtay wakhti.

Nexemyaah 2

Nexemyaah 2:1-9