Matayos 9:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninna karriin cusub kuma tolo dhar duug ah, waayo, tan lagu buuxin lahaa ayaa dharka ka go'da, oo jeexdintu waa ka sii xumaataa.

Matayos 9

Matayos 9:14-24