Matayos 9:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise ku yidhi, Dadka aroosku ma barooran karaan intuu aroosku la joogo? Laakiin waxaa iman doona maalmaha arooska laga qaadi doono, markaasay soomi doonaan.

Matayos 9

Matayos 9:5-19