Matayos 4:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markuu badda Galili ag marayay wuxuu arkay laba walaalo ah, Simoon kii Butros la odhan jiray iyo Andaros oo ahaa walaalkiis, iyagoo shabag badda ku tuuraya, waayo, waxay ahaayeen kalluumaystayaal.

Matayos 4

Matayos 4:17-25