Matayos 4:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas dabadeed Ciise wuxuu bilaabay inuu wax ku wacdiyo oo yidhaahdo, Toobadkeena, waayo, boqortooyadii jannadu waa dhow dahay.

Matayos 4

Matayos 4:16-25