Matayos 13:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Masaal kale ayuu kula hadlay, Boqortooyada jannada waxay u eg tahay khamiir, kan naagi intay qaadday ay saddex qiyaasood oo bur ah ku dhex qooshtay ilaa ay wada khamiireen.

Matayos 13

Matayos 13:23-41