Matayos 13:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Taas waa ka wada yar tahay iniinaha oo dhan, laakiin goortay weynaato, way ka weyn tahay dhalatada oo dhan, oo waxay noqotaa geed dheer si ay shimbirraha cirku u yimaadaan oo laamaheeda ugu degaan.

Matayos 13

Matayos 13:31-37