Matayos 13:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu ku yidhi, Nin cadow ah ayaa waxan sameeyey. Addoommadii waxay ku yidhaahdeen, Ma waxaad doonaysaa haddaba inaannu tagno oo ururinno?

Matayos 13

Matayos 13:19-35