Matayos 13:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa odayga reerka addoommadiisu u yimaadeen oo ku yidhaahdeen, Sayidow, miyaanad abuur wanaagsan beertaada ku abuurin? Xaggee haddaba gocondhadu uga timid?

Matayos 13

Matayos 13:25-31