Matayos 13:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaa u soo ururay dad faro badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay oo fadhiistay, dadkii badnaa oo dhammuna xeebtay taagnaayeen.

Matayos 13

Matayos 13:1-9