Matayos 12:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, sida Yoonis saddex maalmood iyo saddex habeen caloosha nibiriga ugu jiray, sidaasuu Wiilka Aadanahuna saddex maalmood iyo saddex habeen caloosha dhulka uga jiri doonaa.

Matayos 12

Matayos 12:30-47