Matayos 12:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Qarni shareed oo sina leh ayaa calaamo doonaya, calaamona lama siin doono calaamada nebi Yoonis maahee.

Matayos 12

Matayos 12:29-43