Matayos 11:2-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

2. Goortii Yooxanaa xabsiga ka maqlay shuqulladii Masiixa, laba xertiisii ah ayuu u soo diray

3. oo ku yidhi, Miyaad tahay kan imanaya mise mid kale aannu dhawrnaa?

4. Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Taga oo Yooxanaa uga warrama waxaad aragteen iyo waxaad maqasheen.

Matayos 11