Matayos 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigaas Ciise wuxuu sabtidii dhex maray beeraha, xertiisuna waa gaajaysnayd, oo waxay bilaabeen inay sabuulladii jartaan oo cunaan.

Matayos 12

Matayos 12:1-9