Maahmaahyadii 30:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas oo kale waxaa ah naag dhillo ah sideeda, Taasoo intay wax cunto afka tirtirta, Oo haddana tidhaahda, Anigu waxba xumaan ma aan samayn.

Maahmaahyadii 30

Maahmaahyadii 30:18-25