Maahmaahyadii 30:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxaa weeye siduu gorgor hawada u duulo, Siduu masna dhagax ugu socdo, Siday doonnina badda u maaxdo, Iyo siduu nin gabadh ula macaamiloodo.

Maahmaahyadii 30

Maahmaahyadii 30:14-29